Borotokoolka geerida iyo aaska Queen Elizebeth oo la dejiyay 68 sano ka hor

Elizebeth-ta 2aad oo ah boqoradda United Kingdom, Canada, Australia, New Zealand, Jamaica, Barbados, Bahamas, Grenada, New Balboa Gina, iyo jasiirado kale ayaa geeriyootay Boqoradda oo gaartay da’da 96 jir, waxay noqonaysaa boqoraddii ugu cimriga iyo xukunka dheerayd taariikhda boqortooyada Ingiriiska 70 sano ayeyna boqorad aheyd. Diyaar garow aad heerkiisu u sarreeyo oo muddo dheer soo … Continue reading Borotokoolka geerida iyo aaska Queen Elizebeth oo la dejiyay 68 sano ka hor